Waad Daabacankartaa Jadwalka Salaada


Shirweynihii Muslimiinta ee Waqooyinka Mareykanka

Diinteena, Qoysaskeena, & Mustaqbalkeena: June 29, 30, & July 1, 2007
Minneapolis Convention Center: 1301 2nd Avenue South, Mpls, MN 55403

Barnaamijkan waxaa ka soo qeyb gali doona culimo ka kala imaanaysa dacalada aduunka, Mareykanka, iyo gobolka Minnesota waxayna ka hadli doonaan arimo la xariira: kobcinta nafta, xiriirka jaaliyada, dhisida qoysas nidaamsan, abuurida madaxda mustaqbalka, ku sugnaanshaha diinteena iyo dhaqankeena, faa’iidada waxbarashada, horumarka Muslimiinta iyo hay’adaha Islaamka, iwm.

Barnaamijyadan soo socda waxay ka bixii doonan shirka: tartanka Quran iyo culuumta guud, madadaalo Islaami ah, tartamada ciyaaraha, show qosel leh, barnaajmijyo dhalinyaro, miisas wax lagu gato, caruur hayn, gadiid bilaash ah, fursado skolarshiibya ah, iwm.

Fadlan fiiri falaayarka wixii dheraad ah…[Ogaysis PDF]  [Ogaysis Sawir]
Sii aad isu diwaangeliso shirka, halkan riix
Codsiga Bazaar, halkan riix

Hordhaca Shirweynahaa

Ujeeda shirkani waa sidii aan isugu dabaqi laheyn si wanaagsan Diinteena, Qoysaskeena iyo Mustaqbalkeena. Quraanka Kariimka wuxuu si toos ah uu farayaa umada muslimiinta ah in ay ahaadaan kuwa lasaan qaadi kara hormarka una maskax furanaadaan. Sidaa darteed waxaan u baahanahey in aan is xasuusino marxaladaha ina soo wajahaya maadama ay Islaamku yahay Diin iyo habka uu ku noolaan lahaa qofkasta oo muslimka ah...Sii Akhri


Mowduucyada Shirweynahaa

  1. Qabsashada Kitaabka Alle iyo Sunnada Nabiga (scw)
  2. Muhimmada Barashada Qur’aanka
  3. Ahwaasha Maalinta Qiyaamada
  4. Fadliga/faa’iidada Iimaanka
  5. Tazkiyatun-Nafs
  6. The Importance of Faith
  7. Jaceylka Nabiga (Scw)
  8. Cibaadada iyo Kaalinta ay ku Leedahay...Sii Akhri

Xasuus Qor

Sh. Ahmed Ibrahim Omar “Taajir”

Sh. Ahmed Ibrahim Omar graduated from Sheikh Yusuf High School in Mogadishu, Somalia and Institute of Islamic Research in Cairo Egypt. Then he attended Al-Azhr Sharif University in Cairo and he graduated with Bachelor Degree of Islamic Law.

Abdalla Idris Ali

Abdalla Idris Ali is a public speaker and fund-raiser. He served as the president of ISNA from 1992-1997. Among his accomplished works include as the: Council Board member of the Council of Islamic Schools in North America, Board of Trustees for the Islamic Teaching Center (ITC),...
Sii Akhri

 
waxaa daabacay EJV Studio