Previous Events / Dhacdooyinkii Hore
_____________________________________________________________
Coming Back to Faith | Shaping Our Future Generation
with Guest Speaker Rodwaan Saleh, ISNA Affiliation Coordinator
Sabti June 14-da, 2008 | 5:30pm - 8:00pm
Ogaysiis: JEPG PDF
Crime & Youth: Preventing Our Youth from Violence
Waxaa Ka Hadli Doona: Prof. Yusuf Omar, La Trobe University, Australia
Jimce June 6-da, 2008 | 4:30pm | Masjidka Daar Al-Hijrah
Warbixin Dheeraad: JPEG PDF
Carabka & Dhibaatadiisa - Wax Yaabaha Keena Danbidhaafka
Sabtida May 24kka, 2008 | 4:30pm |Masjidka Daar Al-Hijrah| Dumarka Kaliya!
Warbixin dheerad: Ogaysis
Exemplary Youth: Lessons for the Youth with Imam Zaid Shakir
Axada May 18ka, 2008 | 6pm-8:30pm | Masjidka Daar Al-Hijrah
Warbixin dheerad: Ogaysis
Health Professions & Young Muslims
Exposing Our Future Professional to Health Careers
When |Friday March 28, 2008 | 4:30pm - 8:30pm | Dar Al-Hijrah Mosque
Speakers| Dr. Osman Harare, Sh. Abdirahman Sharif, Lizz Hutchinson, & Prof. Abdiwahid Sh. Osman
Flyer| JPEG PDF
Caafimaadka & Islaamka: Cudurada ku Dhaca Jirka, Maskaxda iyo kuwa laga qaado Cuntada
Sabti Feb. 16th, 2008 - 6:00pm-7:30pm
[Flyer: PDF ]
Wax Yaabaha u ka Koobanyahay Dhalinyarka Muslimka ah
Jimce Janaayo 4, 2008 - Maqribka ka dib (4:30m-8:30)
Ogaysiis: PDF JPEG
Iskaashigu wa Aas Aaska Jiritaanka Dacwada Islaamka
Taladada Diseenbar 25, 2007 - Maqribka ka dib (4:30m-8:30)
Ogaysiis: PDF JPEG
Ciid Al-Adxaa - Arbacada Diseenbar 19-ka, 2007 / Dhul-Xijjah 10, 1428
Golaha imaamyada masaajidada Minnesota ayaa waxay soo go’aamiyeen in Arbacada ah oy Diseenbar tahay 19, 2007 / Dhul-Xijjah 10, 1428 in ay tahay Ciid Al-Adxaa. Waxaan dhamaantiin idinleenahay idiina rajaynaynaa ciid wanaagsan meelkastood joogtaanba. Kulu caamin wantum bikheyr. Ciida Al-Adxaa waa ciid ka mid ah ciidaha waa wayn ee Muslimiinta.
Meelaha Lagu Tuka Doono &Waqtiga Salaadaha:
-Masjidka Daar Al-Hijrah:
Salaada 1-aad 8:30am & Salaada 2-aad 9:15am
Address: 504 Cedar Avenue, Mpls, MN 55454 [Directions]
-Brian Coyle Center:
Salaada 1-aad 8:45am & Salaada 2-aad 9:30am
Address: 420 South 15th Avenue, Mpls, MN 55454 [Directions]
-Ogaysiis: PDF JPEG
Xaflada Furitaanka Masjidka
Khamiista, Nofeembar 22, 2007 - 4:30pm - 8:30pm
Masjidka Daar Al-Hijrah wuxuu idinku casuumayaa furitaanka masjidka qeeybtiisa cusub. Ku soo dhowaada barnaamij isugu jira: Kalimado culimada iyo acyaanta magaalada, nashiidooyin, iyo bandhigga Dugsiyada Masjidka
Dhalinyarada Muslimiinta & Guurka Islaamka
Khamiista, Nofeembar 22, 2007 - 4:30pm - 8:30pm
Jiritaanka iyo wanaaga xadaarad waliba wuxuu ku xiranyahay jiritaanka awooda qoysaskeedu leeyihiin. Aas aaska qoysku waa guurka. Islaamku aad ayuu u qiimeeyaa kuurga. Aas aasida qoysas wanaagsan waa dhanqankii nabiyada laga soo bilaabo Nabi Aadam ilaa Nabi Muxamed (naxariis iyo nabadgaliyo korkooda ha haatee). Dhisitaanka qoysaskaa ayaa waxaa ka soo tarmay, umado, qabiilo, kale duwan, jinsiga, luuqada ah, iyo wiliba fikirga. Marka si loohelo qoys wanaagsan waxaa khasb ah in labarto macluumaadka Islaamka eek u saabsan arimah qoyska.
Sidaas daraadeed, ururka dhanliyarada ee Masjidka Daar Al-Hijrah wuxuu dhamaan dhalinyarada muslimiinta ah ku martiqaadayaa xafalad wanaangsan oo loogu talagaly in ay ka bartaan macluumaadkood diineed ee ku saabsan guurka.
Ogaysiis
: PDF JPG
ciida Fidriga 1428AH - JIMCE 12-KA OKTOOBAR , 2007
Golaha imaamyada masaajidada Minnesota ayaa waxay soo go’aamiyeen in Jimce ah oy October tahay 12, 2007 in tahay 1-da bisha Soonfur. Waxaan dhamaantiin idinleenahay idiina rajaynaynaa ciid wanaagsan meelkastood joogtaanba. Kulu caamin wantum bikheyr. Ciida Fidrigu waa ciid ka mid ah ciidaha waa wayn ee Muslimiinta oo lagu sogootiyo Ramadaaka dhamaadkiisa.
Salaada ciida waxaa lagu tukan doona masaajidka iyo Xarunt Bryan Coyle ee Mpls, MN, hadii Alle idmo.
Koobta 1-aad: Masaajidka Daar Al-Hijrah, Cedar Ave. S. Mpls, MN 55454
Waqtiga: Salaada 1-aad 8:15 AM, Salaada 2-aad 9:00 AM
Koobta 2-aad: Brian Coyle Community Center, 420 S. 15th Ave. Mpls, MN 55454
Waqtiga: Salaada 8:30 AM
Khidmooyinkan masaajidka ka baxaan ee bisha Ramadaanka waxaa ka mid ah:
Khatiro:
wacdi gaaban oo u dhaxeeya rakcadaha Tarawiixda
[1] laga bilaabo habeenada Isniinta-Arbacada iyo habeenka Jumcaha: wacdiyo kale duwan oo la xariira Islamka [2] laga bilaabo habeenada Sabtida-Axada iyo habeenka Khamiista: Su'aalo & Jawaabo ...[sii akhri]
27-ka Ramadaanka - Isniin Oktoober 8, 2007
Habeenka 27ka ee bisha Ramadaan wa habeenka in u yahay Laylat Al-Qadr (Habeenka Awoodale) sida culima badan isku raacsan yihiin. Wa habeen camalkiiso u dhigma ama ka sareeya 83 sano iyo 4 bilood camalkood. Waxan martiqaadeynaa dhamaan qaybaha kale duwan ee bulshada, gaar ahan dhalinyarada, in aan ku wada cibaadaysano masaajidka habeenkaas oo dhan.
Ogaysiis: GIF PDF
Maxaa ku banaan maxaase ka xaaram ah Bisha Ramadaan?
Axada 9 Bisha Sibtembar 2007 @ 10:00am - 12:00pm [Dumarka kaliya!]
Maxaad samayn markay kugu dhacaan waxyaabo aadan filayn adoo sooman? Si aad u hesho jaabo uguna diyaar garowdo bisha Ramadaan, wuxuu Dugsiga Salaaxudiin ee masaajidka Daar Al-Hijrah u diyaariyay kuna soo dhawaynayaa gabdhaha muslimiinta ah yar iyo waynba muxaadaro aad kaga dhargaysid waxkasta ood u baahantahay in aad ka ogaatid bisha Ramadaan. Sidaas daraadeed, ku marti qaad muxaadaradan ayaydaa, hooyadaa, walaalshaa, xaaskaada, eedadaa, habaryartaa, iyo qofkasta oo dumar ah.
Iska soo diiwaangali onlaynka halkan
Ogaysis: Gif PDF
So dhawaynta Bisha Barakaysan ee Ramadaanka
Jimcaha, 7 Bisha Sibtembar 2007 @ 6:30pm-8:30 pm
Sanadkan 2007-ka Ramadaanku wuxuu ku aadanyahay12ka ama 13ka Bisha Sibtemba. Sidaas daraadeed, Masaajidka Daar Al-Hijrah wuxuu inoo soo diyaariyay xaflad lagu soo dhawaynayo bishan barakaysan; si aan u ogaano micnah, taariikhda, iyo mizaanka iyo sharafta u leedahay bishanu. Muxaadaran waxaa loogu tala galay ardayda iyo dadka da'da yar rag iyo dumarba, in kastoo cidwalba oo khayr rabta lagu soo dhawaynayo. Wixii dheerad ah kala soco websit-ka. Ogow, Cunta fuduna waa jirtaa!
Iska soo daawac online-ka halkan
Ogaysis: Gif PDF
Muxaadaro ku saabsan "Albaabo u Furida Kala Duwanaanshaheena
Wad Noolaanshaha iyadoo La Ixtiraamayo Fikradaha Kala Duwan
Jimcaha August 17, 2007 @ 6:00pm-8:30pm
Muxaadaradan waxey khaas u tahay dhalinyarada, yaryar iyo waaweyn ba, Laga bilaabo iskuul dhex ilaa heer jaamacad. Waxaana jeedi doona culimo aqoonleh iyo waliba arday jaamacadeeda. Waxaana lagu qaban doona masaajidka Dar Al-Hijrah. Waxa jiri doona calaamado jahada kuu sheegi doona dabaqa la isticmaali doono. Fadlan ka soo qeyb gali adiga, walaalahaa iyo saaxiibadaaba. Barnaamijyo badan ayaa jiridoona oy ku jiraan kadis, anaashiid, iyo waliba ku kale. Ogow, cabitaana waa jiraaye.
Shirweynihii Muslimiinta ee Waqooyinka Mareykanka
Diinteena, Qoysaskeena, & Mustaqbalkeena: June 29, 30, & July 1, 2007
Minneapolis Convention Center: 1301 2nd Avenue South, Mpls, MN 55403
Barnaamijkan waxaa ka soo qeyb gali doona culimo ka kala imaanaysa dacalada aduunka, Mareykanka, iyo gobolka Minnesota waxayna ka hadli doonaan arimo la xariira: kobcinta nafta, xiriirka jaaliyada, dhisida qoysas nidaamsan, abuurida madaxda mustaqbalka, ku sugnaanshaha diinteena iyo dhaqankeena, faa’iidada waxbarashada, horumarka Muslimiinta iyo hay’adaha Islaamka, iwm.
Barnaamijyadan soo socda waxay ka bixii doonan shirka: tartanka Quran iyo culuumta guud, madadaalo Islaami ah, tartamada ciyaaraha, show qosel leh, barnaajmijyo dhalinyaro, miisas wax lagu gato, caruur hayn, gadiid bilaash ah, fursado skolarshiibya ah, [sii akhri]
Islaamka iyo Baraarunjinta Caafimadka
Muhimada waxbarashda caafimadka iyo ka hortaga cudurada
Shanta wax yaabood ee Islaamku u soo dagay waxaa ka mid ah ilaalinta nafta; naftaas o ku jirta jirkeena. Sidaa daraadeed, caafimadkeeno la ilaaliyo waxay ka mid tahay aas aaska nolalsheena ka soon ubahanahay in aan ilaalino. Waxaan martiqaadaynaa dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahana dhalinyarada. In ay ka soo wada qeybgalaan xafladan oon ka baranayno waxbadan oo caafimaakeena ku saabsan…[Ogaysis]
Nadwo ku Saabsan Guusha Muslimiinta: Aduun & Aakhiroba:
December 23, 06 @ 3:00pm - 8:00pm
Noolashu waa wax dhamaanaysa. Waayahan danbe waxaan mushquul ku nahay shaqo, skuul, dhaldhalaalka aduunka, iwm. Markaasaa waxaan hilmaanay aduunkeena iyo akhiradeenaba. Sanadkasta xiligaan oo kale markii la so gaaro waxaa jira fasaxyo badan oo dadku ku mashquulaan. Sidaa daraadeed, qofkasto oo Muslim ah oo ku nool wadankan oo kale waxaa waajib ku ah in uu ka faa-iideysto fasaxyada wax akhiradiisa iyo aduunkiisaba...[sii akhri][Ogaysis]
Eid Al-Adha [Flyer] ~ December 30, 2006
The Success of Muslim Youth [Flyer] ~ November 24, 2006
Eid Al-Fitr [Flyer] ~ October 23, 2006
27th of Ramadan Night [Flyer] ~ October 18, 2006
Free Health Screening Event Pt. 2 [Flyer] ~September 17, 2006
Free Health Screening Event Pt. 1 [Flyer] ~September 16, 2006
Salahudin Ramadan Aspects [Flyer] ~ September 17, 2006
Ramadan Weekend [Flyer] ~September 15, 2006
Lecture for Women [Flyer] ~August 26, 2006
Health Info Session [Flyer] ~August 25, 2006
The Content of a Muslim [Flyer] ~July 29, 2006
Celebration on the Purchase of the Center [Flyer] ~July 1, 2006
MSSU Graduation Night [Flyer] ~ June 23, 2006
Youth Educational Night [Flyer] ~May 26, 2006
The Essence of Forgiveness [Flyer] ~ May 14, 2006
Timeline Through the History of Islam [Flyer] ~ April 21 & 28, May 5, 2006
Youth Colloquy Weekend [Flyer] ~April 1 & 2, 2006
Youth Symposium Night [Flyer] ~March 10, 2006
Holding unto Allah's Book & the Sunnah [Flyer]~November 24, 2005