|
Dar Al-Hijrah waa xarun bulsho oo shaqooyin kala duwan qabata. Waxay rumaysantahay inay hay'adaha diintu kobciyaan akhlaaqda iyo awoodda dadka si ay u soo saaraan bulsho cadaalad ah. Aadaabta iyo akhlaaqda sami waxay khuseeyaan mabaadi'da diinta iyo nidaamka shuurada ee wada tashiga ku salaysan. Dadka diinta xambaarsan wuxuu waajib ka saaranyahay inay si firfircoon uga dhex shaqeeyaan danaha mu'sasaadkooda diiniga ah iyo tan bulshowaynta intaba |