evtName[evtQty]="Guusha Dhalinyarada Muslimiinta"; evtDate[evtQty]=20061124; evtTime[evtQty]="4:30 - 8:30 pm"; evtInfo[evtQty]="Diinta iyo waxbarashadu waa labo shay oon kala maarmeynin iskana hor imaanaynin. Waana qasab qofkasta oo Muslim ah, rag iyo dumarba, inu wax barto. Sidaas daradeed, waxaan marti qaadaynaa dhamaan qeybaha bulshada, gaar ahaana dhalinyarada, si aan kheyr iyo cibaado ugu soo wadjeedno masjidka dhaxdiisa ugana wada qeybqaadano xafladan qiimaha badan"; evtLoc[evtQty]="Dar Al- Hijrah"; evtMap[evtQty]=""; evtQty++; evtName[evtQty]="Guusha Muslimiinta Aduun & Aakhiroba"; evtDate[evtQty]=20061223; evtTime[evtQty]="03:00pm - 08:00pm"; evtInfo[evtQty]="Noolasha waa wax dhamaanaysa. Maalmahaan waxaan mushquul ku nahay shaqo, skuul, dhaldhalaalka aduunka, iwm. Markaasaa waxaan hilmaanay aduunkeena iyo akhiradeenaba. Sanadkasta xiligaan oo kale markii la so gaaro waxaa jira fasaxyo badan oo dadku ku mashquulaan. Sidaa daraadeed, qofkasto oo Muslim ah oo ku nool wadankan oo kale waxaa waajib ku ah in uu ka faa-iideysto fasaxyada wax akhiradiisa iyo aduunkiisaba anfacaya. Sidaa daraadeed, Masjidka Daar Al-Hijrah wuxuu ku faraxsanyahay in uu soo bandhigo qeybaha bulshada oo dhan xaflad sii uguwada faa-iideystaan uguna helaan aqoon akhiro iyo aduunba anfacda. Wixii faah faahin dheraad ah, ka fiirso boga hore. "; evtLoc[evtQty]="Goob: South High School, 3131 19th Ave S, Minneapolis, MN 55407"; evtMap[evtQty]=""; evtQty++;