|
Daar Al-Hijrah Islamic Civic Center waa xarun diineed, waxabarasho, dhaqan, oon macaash raadis aheyn (Non-Profit Organization). Daar Al-Hijrah waxay u hagar baxdaa u adeegga bulshada Muslimiinta ee ku nool gobolka Minnesota. ...[sii akhri ]
Exemplary Youth: Lessons for the Youth with Imam Zaid Shakir
Axada May 18ka, 2008 | 6pm-8:30pm | Masjidka Daar Al-Hijrah
Warbixin dheerad: Ogaysis
Carabka & Dhibaatadiisa - Wax Yaabaha Keena Danbidhaafka
Sabtida May 24kka, 2008 | 4:30pm |Masjidka Daar Al-Hijrah| Dumarka Kaliya!
Warbixin dheerad: Ogaysis
Cashirada & Xalaqooyinka: Jumcoyinka, Sabtiyada, & Axadah
In wax labarto lana radiyo waxbarashada waa shay waajib ku ah qofkasta oo muslim ah rag iyo dumarba. Markaad tahay qof qurbaha ku noola, waxaaba ku siisaaran waajib gaar ah in aad Islaamka baratid kadibna aad dadka aan Muslimiinta ahayn u gudbisid, sida ugu wanaagsan ahna sidii Nabigeenii Subanaa (scw) inoo baray...[sii akhri]
|