Dugsiyo:
Dugsiyada Daar Al-Hijrah waxaa dhigata arday isugo jira yaryar iyo waawayn. Manhajkooda waxaa ka mid ah xafidaadda Quraanka kariimka ah, caqiidada, akhriska iyo qoridda carabiga, tarbiyada Islaamka, taariikhda Islaamka, siirada nabiga (s.c.w), fiqiga, xusuusta Alle, iyo Sunnada Nabiga (s.c.w).
1. Dugsiga Salaaxudin
Sabtida iyo Axada laga bilaabo 08:00am – 12:00pm
(Dugsigan wuxuu isticmaalaa Masjidka)
Wixii warbixin dheraad ah fadlan soo wac (612) 227-8374/298-2031 |
2. Dugsiga Al-Xikmah
Isniin – Khamiis laga bilaabo 03:30pm – 06:30pm
(Dugsigan wuxuu isticmaala Dabaqa sadexaad ee Masjidka)
Wixii warbixin dheraad ah fadlan soo wac (612) 339-4235
Dib ayaa loo furi doona, hadii Alle idmo. |
3. Dugsiga Al-Ixsaan
Sabtida iyo Axada laga bilaabo 08:00 am – 12:00pm
Dugsigan wuxuu isticmaala dhismakale:
Volunteers of America
924 19th Ave South
Minneapolis, MN 55404
Wixii warbixin dheraad ah fadlan soo wac (612) 296-7799
Dugsiga Sare ee Iqra:
Daar Al-Hijrah waxaa kale oo ay Jaaliyadda ka caawisaa bixinta shahaadada dugsiga sare ooy iska kaashadaan Volunteers of America taas oo ay ardaydu qaadanayaan shahaado dugsi sare.Dugsingan sare wuxuu furanyahay maalmaha shaqada oo dhan laga bilaabo 02:00 – 10:00pm.
Dusigan wuxuu isticmaalaa dhismakale:
Volunteers of America
924 19th Ave South
Minneapolis, MN 55404
Wixii warbixin dheraad ah fadlan soo wac (612) 817-9934 |
|